Daawo: Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Oo Ka Hadlay Shir Uu Kaga Qayb Galay Baarlamaanka Ingiriiska

0
30

Somaliland (Tayosame news) Wasiirka arrimaha dibedda somaliland Dr sacad cali shire ayaa ka war bixiyey safarkisi ugu horeeyey inta madaxweyne muuse u doortay wasiika arrimaha dibeda uu ku tegay wadanka ingiriiska oo uu kula kulmay xubno ka tirsan golaha baarlamaanka UK.

hoos ka daawo warbixinta wasiirka

https://youtu.be/-Xfy582AGco

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.