Daawo: Xukumada Somaliland Oo Ka Hadashay Ciidamada Ay Qatar Ka Qoranayso Somaliand iyo Is Eedaynta Dhexdooda

0
31

Hargeisa (Tayosame News) Xukumada somaliland ayaan si cad uga hadlin dhalinyarada reer somaliland ee dowlada qatar u qaadanayso ciidanimada, iyadoo wasiirada arrimaha dibedda iyo shaqada iyo arrimmaha iyo bulshada midba midka kale ku eedeeyey inay shaqadii wasaaradiisa tahay.

hoos ka daalaco muuqaalka

https://youtu.be/n7HHCfCAHO4

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.