Hargeisa (Tayosame News) Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland Maxamed Warsame Jaamac ayaa Faah-faahin ka bixiyey Miisaaniyad Sanadeedka 2018, waxaanu sheegay in kor loo qaaday mushaharka ciidamada iyo macallimiinta Somaliland.
Hoos ka daalaco Muuqaalka