Dad Qalkii Ugu Caansanaa Dunida Oo Dhimashadiisa La Shaaciyey iyo Cajaayibtii Uu Samayn Jiray

0
273

USA (Tayosame news) Joseph Metheny waxa uu ahaa dhiigyacabkii ugu caan sanaa ee soo maray Dalkaasi Maraykanka iyo sidoo kalaba Guud ahaan Dunida Arrimaha aad ka ugu yaabka badan ee uu ku kacay Joseph ayaa waxa ay ahayd in hilibka dadka ee uu cuno uu ku marti qaadi jiray martida u timaada ,waxa kale oo la sheegay in uu ka samayn jiray Humberge uu ka iibin jray dadka.

Ninkani ayaa markii la ogaaday waxa lagu xukumay Xabsi Daa’im waxaanu geeriyooday bishii August ee dhamaadka Sanadkii hore 2017.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.