Somalia (Tayosame news) raysal wasaaraha dowladda somaliyyaa Xasan Cali kheyre ayaa goor dhaweyd xilkii ka qaaday wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta ee xukuumada Soomaaliya mudane Iimaan cabdullaahi cali,waxaana la sheegay in xilkaasi uu sii heyn doono Wasiiru Dowlaha wasaarada diinta iyo awqaafta Mudane Abdihakim Hassan Ibrahim Ashkir.
Ilaa hada lama oga sababta xilka looga qaaday wasiirka diinta iyo awqaafta ee xukuumada soomaaliya Iimaan Cabdullaahi Cali,waxaana sidan bartiisa twitter-ka ku soo qoray wasiirka wasaarada warfaafinta ee xukuumada Soomaaliya Eng.Cabdi Raxmaan Cumar cusmaan Yariisow.