Sool(Tayosame news) Ciidamada qaranka jamhuuriyada somaliland oo ku gaashaaman hubka noocyadiisa kala duwan ayaa la wareegay deegaano aad ugu dhowdhow caasimada maamul goboleedka puntland ee garoowe.
Bulsho weynta ku dhaqan caasimada maamulka puntland ayaa cabsi aad u xoogani laso deristay, iyadoo talaabadani kusoo beegmaysa xilli uu magaalada garoowe ku sugan yahay madaxweynaha somalia isla markaana uu la balansan yahay madax dhaqameedka SSC si ay uga wada hadlaan maamul goboleed loo dhiso dadka deegaanka SSC