DEGDEG: Puntland Oo Ciidamadeedii Ugu Badnaa Keentay Duleedka Tukaraq iyo Saansaan Dagaal Oo Bilaabantay

0
180

SOOl (Tayosame News)  Maamul goboleedka soomaaliya ee puntland ayaa ciidamo aad u badan so dhoobay duleedka degmada tukoraq halkaasi oo ay isku hor fadhiyaan ciidamada milateriga labada dhinac.

Waxaana laga cabsi qabaa dagaal lagu hoobtay oo mar kale ka dhex qarxa labada dhinac walow masuuliyiinta maamulka puntland ay ku baaqayaan in dagaal lala galo xukumadda somaliland oo hada gacanta ku haysa guud ahaan degmada tukoraq, halkaasi oo maamulka puntland sheganayaan inay tahay dhul ay iyagu leeyihiin.

Dhinaca kale waxa maalmahan ciidamada qalabka sida ee somaliland lagu wareejiyey hub casri ah iyo saanad milateri oo kala duwan taasoo loogu talo galay in ciidanka somaliland ay iskaga caabiyaan hadii wax weerar ah uu ka yimaado dhinaca maamulka puntland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.