DEGDEG: Wiil Dhalinyaro Ah Oo Hada Lagu Dilay Gudaha Suuqa Bakaara Muqdisho

0
666

Muqdisho (Tayosame news)  Kooxo ku hubeysan baaskoolado ayaa la sheegay in gudaha Suuqa Weyn ee Bakaaraha ay ku dileen Wiil Dhalinyaro ah sida ay sheegeen Dad Goobjoogayaal ah.

Wiilkan Dhalinyarada ah ayaa la sheegayaa in xiliga la dilayay uu ku sugnaa Qeybta Bagaashka ee Suuqa Bakaaraha lamana oga cida ka dambeysa dilkiisa iyo sababta loo dilay.

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in uu Wilkaas u Shaqeynayay shirkad ka Shaqeysa dhanka Nafaada.

Kooxdii ka dambeysa dilka Wiilkaas ayaa Goobta ka baxsatay,waxaana gaadhay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda in kastoo aysan ku guuleysan in ay Gacanta ku dhigaan dadkii ka dambeeyay dilkaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.