DEGDEG: Xukumadda Somaliland Oo Saanad Milateri Lasoo Degtay iyo Colaadaha Puntland iyo Somaliland Oo Sii Xoogaysanaya

0
1595

Berbera ( Tayosame news) Xukumada Somaliland ayaa maanta laoo degtay saanada milateri oo kala duwan.

Saanada milateri maaha midii koobaad ee wasaarda gaashaandhiga  somaliland lasoo degaan iyadoo ay jiraan in marar hore oo kala duwan ay laso degaan hubab noocyadiisu kala duwan yihhin.

Saanadan milateri ayaa kusoo beegmaysa xilli ay colaado ka aloosan yihiin gobolada bariga somaliland ayadoo hadalo xanaf leh ay isweydaar sanayaan dowlada somaliland iyo masuuliyiinta dhinaca maamul goboleedka soomaliyeed ee puntland.

Waxa aan weli ssi rasmi ah loo xaqiijin cida ay somaliland kasoo iibsatay sanada mialteri ee ay lasoo degeen waxaana loo badinayaa sida aanu wararka ku helayno wadanka imaaratka carabta oo saldhig milateri ka furanya magaalada berbera hadana ay magaalada hargeisa ku sugan yihiin masuuliyiin ka tirsan dowlada imaaraatka carabtu.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.