Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ku Hanjabay Inuu Qabsan Doono Caasimada Puntland Haday Joojin Waydo Fargelinta Ay Ku Hayso Doorashada Somaliland Iyo Deeganka Somaliland ba

0
449
http://www.tayosamenews.com/ faysal cali waraabe

Hargeisa: (Tayosame news) -Gudoomiyaha xusbiga mucaaradka ah ee ucid eng, feysal Cali Waraabe oo Khudbad u jeedinayay boqolaal ka mid  ah taageerayaasha xisbigiisa ayaa soo hadal qaaday arimaha gobolka  puntland iyo sidoo kale Arimo ku wajahan dowlada dhexe ee soomaaliya

Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in ka feysal ahaan hadii uu ku guuleysto Madaxwayne nimada Soomaliland Islamarkaana uu  hogaanka somaliland qabto qaban doono sida uu  sheegay shirweyne uu ku heshiisiinayo siyaasiyiinta iyo madaxda soomaliya.

Feysal ayaa sidoo kale digniin u jeediyay madaxda maamul goboleedka ee puntland oo uu  uga digay in ay fara gelin ku sameeyaan doorashada madaxtinimo ee Somaliland,hadii ay joojin waayaan ay tilaabo ka qaadi doonaan ,isagoona ku hanjabay hadii puntland isku daydo ay qabsan doonaan magaalada garoowe ee xarunta maamulka puntland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.