Muqdisho (Tayosame news) Madaxweynaha somaliya maxamed cabdulahi farmaajo ayaa amar ku bixyey in lasoo xidh xdho dhamaan ciidamadii weerarka ku qaaday hoyga uu magaalada muqdisho ka daganaa seneter cabdi qeybdiid.
Weerarka ayaa looga go lahaa in wax loogu dhimo xiriirka wanaagsan ee ka dhaxeeyo dowlada iyo Senar cabdi Xasan Cawaale Qeybdiiid
Madaxweynaha Soomaliya ayaa ku amray taliyah ciidanka Soomaliya in dhamaan la soo qab qabto ciidankii weerarka qaaday iyo qofka amarka bixiyey
Ciidamadaan ayaa la sheegayaa in ay toos uga amar qataan Cumar Cabdirashiis Cali Sharmaake isaguna uu amarkaasi bixiyey waxaase dadka shakiga siigaliyey shirkii shalay Emaraadka Carabta iyo weerarka maanta lagu qaaday Cabdiqeybdiid