Geeri Naxdin Leh, Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

0
68

Hargeisa (Tayosame News) Inaa lilaahu wa inaa Ilayhi Raajucuun Guud ahaan shabakada Tayosame news waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa Bahweynta saxaafada gaar ahaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay  Alle ha u naxariistee farsamo yaqaankii idaacada Radio hargeisa ENG xasan jaamac caabi.

Alle ha u naxariistee Xasan wuxuu ahaa Nin aad u Dabeecad Wanaagsan waxaana Marxuumka lagu yaqaanay Shaqsiyasid aad u fiican.

Ilaahay naxariistii Jano haka waraabiyo Marxuum Xasan Eheladii iyo Qaraabadii uu ka tegeyna Samir iyo iimaan haka siiyo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.