Maalintiina Kulmiye Habeenkiina Waddani “Sheekh Saleebaan Siciid Cal

0
66

Horta Fikir kayga iyo xaqiiqada jirta waxay ila tahay masuulka Agaasimaha ka ah wasaarada diinta iyo awqaafta horena u soo ahaa maamulihii haamaha shidaalka berbera, anigu waxaan aqiiqo ahaan ogahay in masuulkani uu la soo xidhiidho madaxda sare sare ee xisbiga waddani kaasi oo u sheega in dalka aanay haboonayn inuu qabsado Muuse Biixi waxayna tahay in la fahmo in markii laga qaaday xarun dakhli wayni ka soo bixi jiray uu maanta hoosta uga ololeeyo waddani isagoo raba in bari ka maalin xil wacan oo dhaqaalo leh loo magacaabo.

Berbera iminka waxa uu ka dhistay kaalin shidaal oo weyn iyo hoolkii ugu weynaa berbera dadaw aynu isfahanee shaqaalo dawladeed

buu ahaaye hadaanu xoolaheenii uuna lunsan xaguu ka keenay ma samaday ka soo dhacday, masuulkani waxaan marag ka ahay in uu wakhtigii uu joogay haamaha shidaalka berbera oo aan joogay berbera uu lacago badan si ku tagri fal ah u isticmaalay kaasi oo wakhtiyada qaar u isticmaali jiray soo dhawaynta madax sare sare oo ka mid ah dawlada markay berbera imaadaan maalintii laga eryey haamaha shidaalka berbera ayuu bilaabay inuu hoosta kala shaqeeyo xisbi aanu ka mid ahayn maanta hadii la eryo bari buu odhan waddani baan u digo rogtay.
Berbera way ka wada dharag san tahay sheekh saleebaan iyo ficiladiisa maanta la odhan maayo sheekh saleebaan baan cid reer berbera ahi garanayn shaqadiisa oo la wada ogyahay xataa wakhtigii kulmiye uu macaaradka ahaa wuxuu samayn jiray iyo siduu u hadli jiray xataa marwada qaranku wakhtiyadii ay ololaha ku jirtay wixii uu ku caayi jiray berberi way ka wada dharag san tahay lkn in dadku barto oo laga il baxo ayaa wacan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.