Hargeisa (Tayosame news) Mas’uuliyiinta beesha Dhulbahante ugu jira xukuumadda iyo golleyaasha qaranka Somaliland ayaa waxa ay maanta Hargeysa kulan la yeesheen madax ka tirsab urur gobolleedka IGAD iyo qamarada midoobay waxaaney ka soo baxey kulankaasi Afar qodob oo xudun u noqon doona xalinta collaada degmada Tuka-raq ee Somaliland iyo maamulka Puntland.
Hoos Ka Daalaco Muuqaalka