Madaxweynaha Somaliland Oo Markii Labaad Isugu yeedhay Gudoomiyayaasha Xisbiyada Mucaaradka Ah

0
32

Hargeisa (Tayosame News) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu markii labaad u yeedhay si uu kulan ula yeesho gudoomiyayaasha xisbiyada mucaaridka Somaliland ee Waddani iyo UCID.

Madaxweynaha ayaa kulan kan ka horeeyey waxaa uu la yeeshay maalinkii Axadii ee todobaadkan isla markaana waxaa ay xoguhu sheegayaan in kulankan maanta uu ka duwanaan doono kulankii 2 cisho ka hor ay iskugu yimadeen

Kulankan ayaa waxaa uu noqon doona mid khaas u ah saddexda hogaamiye oo kaliya isla markaana waxaa uu madaxweynuhu u soo bandhigi doona sida ay xaalada dalku tahay iyo qaabka uu doonaayo in uu wax u wado isla markaana waxaa uu weydiisan doonaa talooyin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.