Madaxweyne Siilaanyo Oo Noqday Madaxweynihii Ugu Horeeyey Ee Sii Baneeya Xarunta Madaxtooyada Isaga oo xilka Haya

0
14

Hargeisa (Tayosame news) Madaxweynaha hada xilka ka sii degaya ee md. ahmed maxamed maxamuud siilaanyo ayaa noqday madaxweynihii u horeeyey ee kasii guura xarunta looga arimiyo somaliland ee madaxtooyada isaga oo aan weli xilka si rasmi ah u wareejin.

Madaxweyne siilaanyo, waxa uu u guuray guriga uu ka degan yahay caasimadda hargeisa, halkaasi oo uu sideeda casho  ee soo socota kasoo shaqo tegi doono

dhamaan bulshoweynta somaliland ayaa soo dhaweeyey talaabadda uu qaaday madaxweyne siilaanyo oo muujinaysa bisalyka siyaasadeed iyo in aanu ahayn xukun ku dheg.    Madaxweyne siilaanyo waxa uu 13ka bishan si rasmi ah xukunka ugu wareejin doona madaxweynaha la doortay ee Muuse biixi cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.