Markii U Horaysay Taariikhda Musharaxa Xisbiga Wadani Oo Su’aalo Lagu Weydiiyey Baraha Bulshada + Video

0
216

Hargeisa (Tayosame news) Murrashaxa Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” ayaa jawaabo ka bixiyay su’aalo xasaasi ah oo bulshada Somaliland soo waydiisay xalay.

Waxaana su’aalahan ay bulshadu ku waydiisay Murrashax Cirro baraha ay bulshadu ku kulanto ee kala ah Facebook-ga iyo Twitterka,waana markii ugu horeysay taariikhda ee Murrashax u tartamaya hogaaminta talada dalka bulshada Somaliland ay su’aalo ku waydiiyaan baraha Bulshadu ku kulmaan.

ka daawo barnaamijkii oo dhamaystiran xaga hoose

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.