Maxakamada Berbera Oo Xukuno Ku Riday Labo Weriye Oo Uu Kasoo Cawday Maayirka Berbera Cabdishakuur Cidin

0
22

Berbera (Tayosame news) Maxkamadda Degmada Berbera, ayaa xukunno ku ridday laba wariye oo hore Maayirka Magaalada Berbera Cabdishakuur Cidin soo dacwayeeyey.

Maxkamada ayaa weriyaasha Ku xuntay mid 7-bilood oo Xadhig, labadan wariye ayaa kala ah Cabdiraxmaan Maxamed Cigge oo ka hawlgala Saab Tv, xaruntiisa Berbera iyo Axmed Siciid Maxamed oo isna ka hawlgala Eryal Tv.

Somaliland waxaa xabsiyada ku xidhan shan suxufi oo xukuno maxkamado ku dhaceen, kuwaasi oo ku xidhan magaalooyinka Hargeysa, Berbera iyo Boorama.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.