Maxkamada U Sarreysa Kenya Oo Laashay Dacwad Ka Dhan Ahayd Guushii Kenyatta

0
239

Kenya (Tayosame news) -Maxkamadda ugu sarreysa dalka Kenya ayaa tuurtay dacwad ka dhan ahayd dib u soo doorashada madaxweyne Uhuru Kenyatta.

Lixda garsoore ee dhageysanaysay dacwaddan ayaa isku raacay laalida guusha Kenyatta iyagoo meesha ka saaray eedaymaha la soo jeediyay.

Go’aankan ayaa waxa uu waddada u xaadhayaa in Kenyatta mar kale xilka loo dhaariyo isbuuca soo socdo.

Maxkamadda oo la aas-aasay  sanaddii 2010 ayaa taariikh sameysay bishii September markii ay waxba kama jiraan ka soo qaaday gushii Kenyatta ee doorashada Agosto. Waxayna amartay in doorasho hor leh lagu qabto lixdan maalmood gudahood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.