“Muuse Biixiyoow Ku Biyo Cab Haddii Dadka Mudaharaaddaya Ay Ciidanku Rasaas Ku Furraan,Waxaad Ogataa In Somaliland Ay Kale Tegayso ..” Ex Wasiir Cadddaani
“Mudaharaadka Waxaa Qayb Ka Ah Culimada Iyo Caruurta” Wasiir Hore Caddaani.
Wasiirkii Hore Wasaaradda Warfaafinta Somaliland ee Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo ahaan Afahyeenka Xukuumadda ayaa khudabad dheer oo ku ka jeedayay jaaliyadda Somaliland ee Maraykanka waxaa uu ku goodiyay in xukuumadda Madaxweyne Biixi ogolaato mudaharaada ay ku baaqayaan Mucaaridku, isagoo sidoo kale sheegay hadii ay gacan qaadaan ciidamadda somaliland oo xabada ku furaan shacabka mudaharaaday aya talaabadaasi somaliland u horseedi doonto burbur iyo kala tag.
Cadaani khudbadiisa hoos ka daawo iyadoo dhamaystiran.