Mudoharaado Lagaga Soo Horjeedo Somaliya Laguna Taageerayo DP World Oo Ka Socda Gobolada Somaliland

0
712

Hargeisa (Tayosame News) Mudaharaadyo ballaadhan oo lagaga soo horjeedo dhawaaqyada dawladda Soomaaliya ayaa ka socdo gobolo ka tirsan Somaliland.

Mudaaradyadan oo sidoo kale lagu taageersan yahay shirkadda DP World ayaa waxa ay goor dhawayd ka bilaameen magaalooyinka Berbera iyo Hargeysa.

Sidoo kale waxa iyadana hadda uu madaraad salmi ka bilaamay ah magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, ereyada dadku ay ku dhawaaqayeena waxa kamida ”dooni mayno farmaajo dooni maymo”

Dadweynaha ayaa mdaharaadaya ayaa waxa ay ku dhawaaqayaan ereyo ay ka taageerayaan jiritaanka iyo qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.