Muxaadaro | Sababaha Naarta Lagu Galo | Sheikh Maxamed Sheikh Cumar Dirir

0
204

Hargeisa (Tayosame news) sida aad jimce walba aad nooga barateen waxaanu halkan idiinku so gudbinaa muxaadaro, muxaadaradeena maanta waxay ku saabsan tahay Ogaanshaha sababaha naarta lagu galo, waxaana inoo soo jeedinaaya ALLE haka abaal mariyee Sheikh Maxamed Sheikh Cumar Dirir

Daawasho wacan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.