Laascaanood (Tayosame news) Odayaasha iyo madax-dhaqameedka gobolka sool ayaa ka hadlay dilalka iyo dagaalada kaso cusboonaaday gobolkaasi.
Odayaasha ayaa madaxweyne muuse biixi usoo jeediyey in wax laga qabto qalalaasaha ka taagan gobolka iyo in dhamaan gacan ku dhig layaasha ay dowladu gacanta ku hayso dhamaantoodba la qisaaso.
Waxa kale oo ay cadeeyeen in maamulka puntland ay ka danbeeyaan waxa halkaasi ka dhacay
daawo odayasha oo ka hadlaya