ππšπ²π›π­πš π’πšπ«π’πŸπ€πš π‹πšπœπšπ πšπ‘πš 𝐞𝐞 πƒπšπ‘πšπ›π¬π‘π’π’π₯ π–πšπ±πšπšπ 𝐀𝐚 π‡πžπ₯𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚 π’πšπ«π’πŸπ€πš π‹πšπœπšπ πšπ‘πš 𝐐𝐚π₯𝐚𝐚𝐝 π‚πšπ²π§π€πšπ¬π­πš 𝐒𝐲𝐨 π‚πšππšππ€πšπ¬π­πš.
Qaybta Sarifka Lacagaha ee Dahabshiil oo ah kan ugu baaxadda weyn ee ka shaqeeya iskubadalka lacagaha caalamka oo ka hawl gala dhamaan Deegaanadda Soomaliadda iyo caalamkaba, waxaad ka heli kartaa sarifka iyo isku badalka lacagaha cayn kasta oo ay yihiin iyo cadadkasta oo ay leegyihiin.
Markasta iyo Meelkasta qaybta sarifka lacagaha ee Dahabshiil, waxaad ka helaysaa Sarifka iyo Isku badalka Lacagaha caynkasta oo aad rabto iyo cadadkasta oo aad u baahantahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.