Reer Awdal Oo Sida Fiinta uga Qayliyey Aargoosi Siyaasadeed oo Madax-weyne-xigeenka Somaliland ka Bilaabay Boorama

0
48

Boorame (Tayosame news)  – Bulsho weynta ku dhaqan gobolka awdal ayaa si ba’an uga qayliyey aargoosiga siyasadeed ee uu madaxweynaha ku xigeenka somaliland ka bilaabay gobolka ka dib markii uu xukunka ka tuuray dhalin yaro badan oo u ololaynaysay xisbiyada kale sida WADDANI ama UCID.

kuwaasi oo la sheegay in lagu haysto inay ka ololeeyeen xisbiga hada taladda dalka haya ee KULMIYE

daawo muuqaalka

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.