Sir Culus Oo La Helay Iyo Wadamo Kharashaad Ku Bixiya Bur-burka Somaliya

0
27

Somalia: (Tayosame news) Soomaaliya burburkeedii kadib waxaa jiro wadamo badanoo qarashaad malaayiin ah ku bixinaya in ay sii burburto iyagoo eeganaya danahooda gaar ahaaneed eey ka leeyihiin dhulka Soomaaliya.

Hadaba waxaa xaqiiq ah oo jira ay hubka dalka la keeno ay dhamaantiisa ka yimaadaan dalal shisheeye sidaas oo ay tahayna waxaa loo sameeyey awood qeybsi loogu magac daray 4.5 kaasoo ka dhigan isku dir shacab iyo adinkaa awood sareeya.

Qabaa’ilada Soomaaliya oo iyagu midba midka kale si hoose loogu hirqiyey lacago ay si fudud hub ugu iibsan karaan loona fududeeyey hubkii in dalka si sharci daro ah loosoo galiyo ayaa keentay xaalada uu hada wadanku marayo in xal loo waayo.

Jiilka cusub waa kuwa fahmaya dhagarta lagu haayo dhulka Soomaaliya hadana weli waxaa soo taagan awqaashii & Odoyaashii oo iyagu aan lahyn tabar kale oo ay isku maareeyaan noloshooda maadaama aysan wax soo baran dhalinyaro nimadoodana ay kusoo qaateen jiidh & dhac iyo dagaalba.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.