Somaliland Oo Kaalin sare Ka Gashay Tira-koobka Caalamiga Ah Ee Freedom House 2018

0
29

Hargeisa (Tayosame News) Somaliland waxay keentay 44% halka ay dawladaha jaarka iyo carabta badankoodu ay saaqideen. Tirakoobkan waxaa lagu qiyaasaa heerka xornimada iyo dimoqraadiyadda wadamda adduunku ka gaadheen. Waxa markhaati ma doon ah, in maqaamka Somaliland kor-u-kacay ka dib doorashadii quruxda badnayn ee ayun dhawaan abaabulnay.

Alf Alf Mabruuk – Somaliland Ha Noolaato
Halkan ka bogo guusha ay Somaliland gaadhay marka loo qiyaaso qayrkeen ( Link):
https://freedomhouse.org/report/freedom-world/freedom-world-2018

Somaliland 44%
Somalia 7%
Ethiopia 12%
Djibouti 26%
Sudan 8%
South Sudan 2%
Egypt 26%
Kenya 48%
Tanzania 52%
Uganda 37%
Saudi Arabia 7%
Yemen 13%
Oman 23%
UAE 17%
Qatar 24%
Bahrain 12%

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.