Somaliland Oo Shaacisay In Aan Ciidmmada Qaranka Laga Soo Qaadi Doonin Deegaanka Tuke-Raq

0
18

Tukoraq (Tayosame News) Labadii maalmood ee la soo dhaafay waxa Hargeysa ku sugnaa wefti ka socda Qaramada Midoobay iyo urur goboleedka IGAD, kuwaas oo wadahadallo iyo kulamo la lahaa mas’uuliyiinta Somaliland, xisbiyada siyaasadda iyo ururrada rayidka ah.

Weftiyadan ayaa u socday waanwaan la xidhiidha sidii loo damin lahaa colaadda iyo xiisadda ka taagan deegaanka Tukaraq.

Guddoomiyaha golaha wakiillada Baashe Maxamed Faarax, Hoggaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka warbixiyay halka ay marayso waanwaanta lagu xalinayo colaada Tuke-raq,

Hoos ka daalaco Muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.