Hargeisa: (Tayosame news) -Wasiirkii hore ee wasaarada Biyaha Somaliland Baashe Cali Jaamac , Wasiir ku xigeenka boosaha iyo isgaadhsiinta Md Cali Maxamuud Cali iyo badhisaab ku xigeenkii gobalka Sanaag ayaa goordhawayd shaaca ka qaaday inay iska casileen xilki iyo xubinimadii ay ka hayeen xukuumadda iyo xisbiga KULMIYE.
Waxaana ay shaaca ka qaadeen asuuliyiintani inay si rasmi ah ah ugu biireen xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI.