Wasiir Ka Tirsan Xukumadda Somaliya Oo Ku Sugan Gobolka Sanaag Ee somaliland iyo Xukumada Somaliland Oo Ka Hadashay

0
611

Sanaag (Tayosame news) Wasiirka Wasarada Arimaha Dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa ka Hadlay safar uu maalintii shalay Gobalka Sanaag ku yimi wasiirka qorshaynta Dawlada fadaraalka ah ee somaliya .

Wasiir Sacad Waxa uu ku tilmaamay safarkaasi mid abuuri kara xasiloon doro iyo khalkhal ka Dhex dhasha cilaaqaadkii ay lahayeen Dawladaha Somaliland iyo somaliya, Wasiirka oo La Hadlaaya SomNews Tv Waxa Uu Yidhi

“Arinkaas aad iyo aad ayaanu ugu biyo diidanahay Somaliland iyo somaliya xad ayaa u dhexeeya Caalamiya Oo La Yaqaan , In Xadkaasina Laga Soo Gudbo Xad gudub ayeey ku tahay Somaliland .

Wasiir Sacad Waxa Kale Oo Uu Sheegay in arintaasi khalkhal galin doona amaanka mandiqada waxaana uu yidhi. “Arrinkani wuxuu khalkhal galinya aa cilaaqaadkii aanu lahayn inaga iyo somaaliya waxaana uu ku dambayn donaa iska horimaad tasoon u dan ahayn dadka deegaanka iyo gobalka toona”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.