Wasiirada Xukumadda Muuse Biixi Oo Dad Qurbo Joog Ah U Badan?

0
14

Hargeisa (Tayosame news) Golaha wasiirda xukumada cusub ee uu dhawaan soo magacaabay maxadweynaha dhowaan la cumaamaday ee muuse biixi cabdi  ayaa la ogaaday in yihiin dad qurbo-joog ah oo haysta baasabooro ajanebi ah kna kala yimaadeen wadamada maraykanka iyo yurub

Hadaba halkan ka akhriso lisska wasiirada cusub ee haysta dhalsho wadan kale

  1. Wasiirka Xidhiidhka golayaasha Maxamed Xaaji Aaadan      Wadanka Ingiriiska
  2. Wasiirka A dibedda DR. Sacad Cali Shire       wadanka Ingiriiska
  3. Wasiirka Gaashaandhiga Ciise Ahmed Cabdile   Wadanka Australia
  4. Wasiirka Qorshayta   Cawaale Ibraahim Shirwac           Wadanka Ingiriiska
  5. Wasiirka Caafimaadka Dr Xasan Ismaaciil   Wadanka Ingiriiska
  6. Wasiirka Waxbarashada Yaasiin Faratoon         Wadanka Ingiriiska
  7. Wasiirka Warfaafinta Cabdiraxman Guri Barwaaqo         Wadanka Ingiriiska
  8. Wasiirka Deegaanka Shugri X Baandare Wadanka         Maraykanka
  9. Wsiir Ku Xigeenka Waxbarashada Cabdiqaadir Dhegoweyne      Wadanka Ingiriiska

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.