Wasiirka Gaashaan-dhiga Somaliya Oo Is-casilay Iyo Milatariga Dalkaasi Oo Alshabaab Xeryaha Kala Baxayso

0
213

Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumada Soomaaliya Cabdirashiid Cabdulaahi Maxamed ayaa warqada iscasilaadiisa u gudbiyay Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, waxaana la sheegay in R/Wsaaaraha uu aqbalay is casilaada Wasiirka.

Sida aan Wararka ku helnay Wasiirka Gaashaandhiga ayaa is casilaadiisa lagu macneeyay arimo shakhsi ah, waxaana is casilaadan ay timid kadib markii uu soo idlaaday shirka golaha Wasiirada.

waxa ay is casilaadiisu kusoo beegantay xili ay alshabaab kor u qaaday weererada ay la beegsanayso fadhiisimada amisom iyo kuwa ciidamada somaliya, iyada oo lasoo sheegayo in alshabaab ciidamo kala baxday fadhiisimadoodii qaarna laysay xaga hoose ka akhriso warkaasina.

riix halkan http://www.tayosamenews.com/2017/10/12/alshabaab-oo-ciidamo-kala-baxday-xeryahoda-ka-xaysatayna-iyaga-oo-nool/

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.