Canada (Tayosame News) Waxaa shalay subax magaalada Toronto ee dalka Canada, gaar ahaan xaafadda ay Soomaalida ku badan tahay ee Weston and Lawrence, lagu dilay wiil Soomali ah oo da’diisa lagu sheegay 30 jir. Wiilkan oo magacsiisa la yidhaahdo Kaafi Bashiir Bahweyn ayaa waxaa toorrey ku dilay dhllinyaro kale oo la sheegay in ay iyaguna ahaayeen Soomaali,
Hoos ka daalaco Muuqaalka