Hargeisa (Tayosame news) Hogaamiyaha xisbiga WADANI xirsi cali xaaji xasan ayaa ka dhawaajiyey arrimo dhowr ah oo ay ka mid tahay arrinta caleemo saarka madaxweynaha la cumaamaday ee muuse biixi cabdi iyo in ka dabo tegi doonaan wixii sababay in laga guulaysto xisbiga uuu ka tirsan yahay WADANI