Xoghayihii Khaaska Ahaa Ee Cabdiraxmaan Ciro Oo Is Casilay iyo Warqada Is Casilaadiisa Oo Uu Gudbiyey

0
17

Hargeisa (Tayosame news)  Xoghayihii gaarka ahaa ee gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Maxamed Xasan Dirir ayaa shaaciyey inuu iska casilay xilkii uu u hayey gudoomyaha xisbigaasi.

xoghaye Maxamed Dirir ayaa gudoomiye cirro si rasmi ah ugu gudbiyey is casilaadiisa, waxaanu faah faahiyey sababaha ku keenay inuu iska casilo xilkaasi.

xoghaye Maxamed Dirir ayaa warqada is casilaadiisu waxay u dhignayd Sidan 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.