Xukumadda Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Masuul Sare Oo Ka Tirsan Xisbiga Wadani

0
70

Hargeisa (Tayosame news) -Ex-Wasiir Maxamed Yaasiin Xassan oo ka mid ah Hawl-wadeenada Xisbiga Waddani ayaa Xukumada kulmiye Xabsiga dhigtay ka dib markii laga qabtay Madaarka hargeysa isagoo ku sii jeeday Dalka UK oo uu degan yahay.Xadhigan ayaa ah Aargoosi siyaasadeed oo daaran Hadalo uu hore warbaahinta u siiyey

Maxamed yaasiin ayaa dalka u yimi inuu ka qeyb qaato ololihii doorashoyinka Madaxtooyada Somaliland,Ha yeeshee sida xogguhu tibaxayaan Gudoomiyaha Gudida Doorashooyinka Somaliland & Xubno ka tirsan Hogaanka Xisbiga Kulmiye ayaa amray in la xidho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.