Xukuumadda Somaliland Oo Canbaraysay Gantaalihii Xuutiyiintu Ku Garaceen Sacuudiga

0
23

Hargeisa (Tayosame news) Xukuumadda Somaliland ee Madaxweynaha ka yahay Muuse Biixi Cabdi ayaa u muuqata inay Dab ku dul ciyaarayso soona jiidanayso faduul aan u dhawayn, kadib markii ay canbaaraysay weerarkii Gantaalaha aha ee Xuutiyiinta Yemen ka dagaalama ku qaadeen Sacuudiga. War-saxafadeed ku qoran luuqada Carabiga oo Xukuumadda Somaliland arrintaas kaga hadlayso ayaa u dhignaa sidan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.